| Ku soo dhawoow Terrafem |
| Terrafem waxaa la aas aasay sandkii 2000, bishii maarso. Terrafem waxaa aas aasay haweeney wax badan la soo shaqeeyey ururadan heeganka ee qaabilsan wakeenka ajnabiga ah ee dhibaateysan. ururkaan heganka ah urur la mid ah Sweden kuma yaalo. Shaqada ururka Terrafem waxey ku bilaabatay projekt ahaan oo mudadii projektigaas markey dhamaatay waxey haweenkaas dareemeen in baahi loo qabo shada ey heeeganka u ahaayeen. Halkaas waxaa ku aas aasmay ururka Terrafem oo ah (ideell) oona u shaqeeya xaquuqda haweenka oo taas ka mid tahay in ey haweenka ku noolaadan nolol aan cariiri iyo dagaal lahayn. Halka telefon oo heeganka u ah haweenka ajnabiga oo dagan wadanka Sweden waxaa leh ururka Terrafem. |
|
|
|
|